Player FM - Internet Radio Done Right
22 subscribers
Checked 1y ago
Hozzáadva négy éve
A tartalmat a Tze-John Liu biztosítja. Az összes podcast-tartalmat, beleértve az epizódokat, grafikákat és podcast-leírásokat, közvetlenül a Tze-John Liu vagy a podcast platform partnere tölti fel és biztosítja. Ha úgy gondolja, hogy valaki az Ön engedélye nélkül használja fel a szerzői joggal védett művét, kövesse az itt leírt folyamatot https://hu.player.fm/legal.
Player FM - Podcast alkalmazás
Lépjen offline állapotba az Player FM alkalmazással!
Lépjen offline állapotba az Player FM alkalmazással!
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ====
«
»
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
Manage episode 289811940 series 2910114
A tartalmat a Tze-John Liu biztosítja. Az összes podcast-tartalmat, beleértve az epizódokat, grafikákat és podcast-leírásokat, közvetlenül a Tze-John Liu vagy a podcast platform partnere tölti fel és biztosítja. Ha úgy gondolja, hogy valaki az Ön engedélye nélkül használja fel a szerzői joggal védett művét, kövesse az itt leírt folyamatot https://hu.player.fm/legal.
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
…
continue reading
77 epizódok

Minden epizód
×(Arabic Version)- "Тhere is a Longing in Our Hearts for You, Oh Lord".3gp
Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.…

1 ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia… 2:47
===== "أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال =====

1 [1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad. 4:50
[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad. This is a new Gospel song by the Somali Gospel singer and evangelist sister Su'ada Siad..3gp
Somali Gospel Song.3gp // أغنية الإنجيل الصومالية // YOOXANAA-- CUTUB 1 1.Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah. 2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii. 3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis. 4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka. 5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin. 6. Waxaa jiray nin xagga Ilaah laga soo diray, magiciisuna wuxuu ahaa Yooxanaa. 7. Isagu wuxuu u yimid markhaati furid, inuu u marag furo nuurka, inay dhammaan xaggiisa ka wada rumaystaan. 8. Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo. 9. Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada. 10. Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga. 11. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga. 12. Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay, 13. oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah. 14. Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.…
Jesus is God and Muslim Muhammad By David WOOD.3gp // يسوع هو الله ومحمد مسلم
Somalis who testify that Jesus Christ is Lord.3gp // يشهد الصوماليون أن يسوع المسيح هو الرب
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
"الإنجيل الصومالي الإثيوبي أغنية - "انت نور الدنيا / Ethiopan Somali Gospel Song - የአለም ብርሃን ነህ.mp4
Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3
Soomaaliga - "Words of Life" / "الصومال اللغة - "كلمات الحياة
Soomaaliga - "Jesus: Lord and Saviour" / "سوماليجا - "يسوع: رب ومخلص

1 "Ciise: Macallin iyo bogsiiye" - Soomaaliga.3gp 1:01:17
1:01:17
Lejátszás később
Lejátszás később
Listák
Tetszik
Kedvelt1:01:17
Soomaaliga Language - "Jesus: Teacher and Healer" / "سوماليجا - "يسوع: المعلم والمعالج
Ack Emmanuel Somali Church Choir / Ack ايمانويل كنيسة الكورال.mp4
Üdvözlünk a Player FM-nél!
A Player FM lejátszó az internetet böngészi a kiváló minőségű podcastok után, hogy ön élvezhesse azokat. Ez a legjobb podcast-alkalmazás, Androidon, iPhone-on és a weben is működik. Jelentkezzen be az feliratkozások szinkronizálásához az eszközök között.